Jimco 04, April-2025 {CBB} –Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar ugu maqnaa Dalka Dibadisa ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka, Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Goliyaasha kala Duwan Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kale ee Bulshada ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade kuso dhoweyey Wafdiga Madaxweynaha Hogaaminayey.
Socodaalka Waxaa uu Ku qotamayaa Shir uu cilaamiyey Madaxweynaha dalaka ayaa ka qeyb geli doono kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh maanta isugu yeeray madaxda Galmudug, Koofur galbeed iyo Hirshabelle.







