khamiis 10, April-2025 {CBB} Ololahan lagu Nadiifinayo Wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hogaaminayey kooxda Waaxda Fayadhowrka ayaa laga Sameeyey Marshabiyeedyada iyo Kanaalada ay biyaha maraan Magaalada maadama la galay Xili roobaadka biyahana ay u helaan meel ay maraan islamarkaana loo soo celiya bilcda Magaalada Baydhabo.
Saciid C/llaahi Maxamed oo ka mid ah Kooxda Waaxda Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa faah faahin ka bixiyay Ololaha Nadaafadda Waddooyinka Baydhabo iyo sida ay muhiim u tahay ilaalinta nadaafadda si looga hortago cudurrada ka dhastaa xilliyada roobabka.







