Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Wasiirka Wasaaradda Amniga KGS ayaa kulan la qaatay Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Sawiro;-Wasiirka Wasaaradda Amniga KGS ayaa kulan la qaatay Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

64
0

khamiis 10, April-2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlada Gobaleedka  KGS Mudane Hassan Abdukadir Mohamed ayaa Kulan la qaatay Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Kulankan ayaa Loogu mahadcelinayay Dhalinyarada Xaafadaha oo kaalin weyn ka qaatay Sugida amniga inta lagu jirey Bisha Ramadaan.
Masuuliyiin katirsan Dowlada Gobaleedka KGS ayaa kulanka Goob joog ka ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here