Talaado 15, April 2025 {CBB}Howlgal lagu xaqiijinaayey Arimaha Amaanka Magaalada ayaa waxaa Hay’adda Naba Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ay ku sameeyeen Xaafadaha Qaar ee Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
Waxaa Howlgalka intii uu socdey lagu soo Aruuriyey Dhalinyaro badan, kuwaas oo la isugu geeyay meel fagaaro ah ka dibna lafarey in Hay-adaha Amaanka kala shaqeeyaan Arimaha Amaanka.