Talaado 15, April 2025 {CBB}Guddomiye ku-xigeenka arimah bulshada Degmada wanlaweyn Omar Osman Aadan oo uu wehliyo agaasimaha waaxda Nadaafadda Degmada ayaa manta kormeer ku sameeyay buundooyinka iyo biyo mareennada magalada oo ay ka socdeen Olole Nadafadeed bilicda magaalada dib loogu soo celinayo xilli si toos ah loo guda galey Xili Roobaadka Gu’ga.
Guddomiye ku-xigeenka arimah bulshaada ayaa kormeer uu ku sameeyay goobaha shaqadu ka socotay islamarkaana dhiirrigelin u muujiyay shaqaalaha waaxda Nadaafadda Degmada
wanlaweyn.






