Khamiis 17, April, 2025 {CBB}Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed oo loogu Hambaliyeeyey Ciidamada Qalabka sida Jabka Xoogan ee maanta ay Gaarsiiyeen Alshabaab oo Weerar Gaadmo ah kuso qaaday Fariisamo ay la haayeen Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed.





+5
All reactions:
Maxamed Amin, Abdullahi Mataan and 576 others







