Home WARARKA MAANTA Wafdi ka socdo Hayada DRC oo Maanta gaaray Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka...

Wafdi ka socdo Hayada DRC oo Maanta gaaray Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

76
0

Isniin, 26 May 2025  {CBB} Wafdiga ka socdo Danish Refugee Council ee loo soo gaabiyo DRC  ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka iyo qaar kamid ah shacabka ku nool Dagmadaas.

Ujeedka wafdigan oo ahaa u kuur galida xaaladaha Bini aadanimo ee Xiligan ka jiro Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Si ay wax badan uga ogaadaan Xaaladaha bini aadanimo ee ka jiro Dagmada Jalalaqsi ayaa waxaa ay kulamo la qaateen qeybaha Bulshada iyo maamulka Dagmada Jalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Dagmada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Deegaanada ka shaqeyso Hayada DRC

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here