Arbaco, 28 May 2025 {CBB}Kulankan oo ahaa mid Guud ahaan inta uu socdey diirada lagu saarey sidii Hormarin iyo dardar gelin loogu sameyn lahaa shaqooyinka Wasaaradaha iyo Maamulada Degmooyinka sidoo kalana la isla meel dhigo caqabadaha jira sida loogu gudbi karo
Kulnaka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Agaasimaha Madaxtooyada KG Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Agaasimiyaasha Wasaaradaha Dowlada KG iyadoona Wasaarada kasta halkaasi ku soo Bandhigtey shaqooyinka ay Bulshada u ahayaan.








