Home WARARKA MAANTA kulan Dood wadaag ku saabsan Nabadeynta KGS Oo Baydhabo ka dhacay.

kulan Dood wadaag ku saabsan Nabadeynta KGS Oo Baydhabo ka dhacay.

39
0

Sabti 31 May 2025{CBB} Kulankaani oo ahaa mid looga magac darey nabadaynta loogana arinsanaayey sugidda amniga guud ee deganaada kgs iyo qaabka ay Uwada shaqayn lahaayeen laamaha amniga kgs iyo qaybaha kala duwan Bulshada Rayidka Magalaada Baydhabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan dowlada Koonfur galbeed, qaar ka mid ah gudoomiyaasha ururada buslahada rayidka, maamulka degmada baydhabo, ururada haweenka iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here