Sabtii 20 July 2024 {CBB}–Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS qeybta Sedaxaad ayaa waxaa ay daawooyin kala duwan ku wareejiyeen Isbitaalka guud ee gobolka Baay
Wareejinta daawadaan ayaa waxaaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka KGs , Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Agaasimah Isbitaalka Gobolka Baay iyo Saraakiil ATMIS ka tirsan