Talaado 30 July 2024 {CBB}–Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Wasiirada Wasaaraddaha Beeraha, Biyaha, Bay’adda, Qorshaynta iyo Xanaanada Xoolaha ku Wareejiyey Baabuur loogu tala galay in lagu Dardar-Geliyo Howlaha shaqo ee Mashruuca Barwaaqo.
munaasbada wareejin ayaa waxaa ka qeebgalay wasiiro katirsan koonfurgalbeed iyo shanta wasaaradood oo looga talagay in lagu wareejiyo baabuurtan ayaa waxaa goobta ka hadalay wasiirka waasaarada qorsheenta maalgashiga hormarinta dhaqaalo dowlad gobaleedka koonfurgalbeed xuseen maxamuud shekh xusen badni ayaa faadaahinyey mashruucan iyo baaburta adeegyada looga qabanayo bulshada reer koonfurgalbeed
Dhanac kale madaxweynaha dowlad gobaleedka koonfurgabeed Abdicaasiis xasan maxmed laftagareen ayaa uga mahad bangiga aduunka taagyeerada uu siinayayo dowlad gobaleedka koonfuragaleed waxaa uu tilmaamay in mashruuca barwaaqo looga adeegi doono baaburtan oo ay wax badan ka tari doonaan adeegayada bulsha reer koonfurgalbed.