Arbaco 31 July 2024 {CBB}–Kulanka bandhigay is dhax galka Bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo kuwaasi oo ka soo qeyb galay mas’uulin ka tirsan maamulka koonfur galbeed.
Goddoomiyaha gobolka Baay, Kan degmada Baydhabo taliyaha Booliska qeybta, wasiiro iyo xildhibaano.
Shacabka qeybahooda kaka duwan degmada Baydhabo iyo fanaaniinta KGS oo qeyb ka ahaa Al fanaan Nimcaan Cabdiraxmaan Hilaac.
Bandhigga ayaa waxaa lagu soo bandhigay heeso looga hadlaayo nabadda iyo is dhax galka Bulshada iyo kuwo laga amanaayo maamulka KGS iyo degaanada.