Sabtii 10 August, 2024 {CBB}Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Howlgal Qorshaysan Ka Fuliyeen Deegaano Hoos Yimaada Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay Kaasi Oo Lagu Doonaayay In Lagu Xaqiijiyo Amniga Degaanadaasi
Howlgalka Ayaa Ahaa Mid Lagu Bacsanaayey Kooxda Al-Shabaab Oo Halkaasi Baadyo Kaga Qaada Dadka Degaanka Ayadoo Weli Mararka Qaar Ku Dhibateyaan Gaadiidka Isticmaala Waddooyinka Aada Degmada Berdaalle.
Howlgalka Ayaa Waxaa Hogaaminayey Taliyaha Nabadsugida Degmada Bardaale Cusman Xasan Maxamed Iyo Saraakiil Kale.
Inta Howlgalada Ay Socdeen Ayaa Waxaa Lagu Baraayay Dadka Iyo Gaadiidka Kala Duwan Ee Waddooyinkaasi Isticmalaan Si Looga Baaro Kuwa Lidka Ku Ah Nabad Galiyada Dadka Iyo Degaanka.