Home WARARKA CAALAMKA Talyaaniga oo uga digay reer Yurub iskuday kasta oo ay dagaal kula...

Talyaaniga oo uga digay reer Yurub iskuday kasta oo ay dagaal kula geli karaan Ruushka.

27
0

Arbaco Dec 17, 2025 {CBB} Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Talyaaniga, Matteo Salvini ayaa uga digay reer Yurub iskuday kasta oo ay dagaal kula geli karaan Ruushka, wuxuuna dib u xasuusiyay hoggaamiyeyaashii ugu ad-adkaa ee Yurub iyo wixii ay kala kulmeen Ruushka

“Haddii Hitler iyo Napoleon ay ku guuldarreysteen inay Moscow jilbaha u dhigaan intii ay socdeen duullaankoodii Ruushka, markaa waa mid aan macquul ahayn in Kaja Kallas, Macron, Starmer iyo Merz ay ku guuleystaan arrintaas.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here