Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} –Maamulada Galmudug iyo Waqooyi Bari ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo guul ka gaarey doorashada qof iyo codka ah.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu boggaadiyay Guddiga Qaran ee madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo hay’adaha ammaanka dalka.
Dhinaca kale, Bayaan ka soo baxay Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in guul taariikhi ah ay tahay doorashada qof iyo codka ah.
Hoos ka akhriso Bayaanka Maamulka Waqooyi Bari








