Home WARARKA MAANTA Kalfadhigii 16aad ee Baarlamaanka Hirshabeele oo Furmay

Kalfadhigii 16aad ee Baarlamaanka Hirshabeele oo Furmay

45
0

Talaado 13 August, 2024 {CBB}Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.

Munaasabadda furitaanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar {Dabageed}, Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Dowladda Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

“Waa inoo furan yahay kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Howlaha hor-tebinta idiin leh inaad dardargelisaan ayaan rajeynayaa haddii uu Alle idmo.”

Gabogabadii Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ugu mahadceliyay wakiilada Dowladda Hirshabeelle sida ay uga qeybqaateen dagaalka dib u xorreynta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here