Talaado 13 August, 2024 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS ayaa magaalada baydhabo waxaa ay mu soo gabagabeeysay kulan dood wadaaga ah xoojinta isdhexgalka iyo daahfurnaanta dowladda gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya iyo Shacabkeedi.
kulanka dood wadaaga ayaa waxaa uu soconaayey mudo sadax maalin ah waxaana lagu marti qaaday xubno ka tirsan wasiirada koonfurgalbeed iyo gudoomiyaha gobalka baay iyo gudoomiyaasha degmo iyo qaar ka mid ah bulshada koonfurgalbeed
qaar kamid ka soo qeeb galiyaashaa ayaa markii kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa ay u mahadceliyeen wasaarada arimaha gudaha koonfurgalbeed oo fursan usiisan in ay sucaalo ay weydiyaan masuuliyeenka koonfurgalbeed.
Dhinac kale Kulanka ayaa si rasmi ah usoo xiray agaasimaha guud wasaaradda arimaha gudaha koonfur galbeed Soomaaliya musdhaf abdullahi ayaa sheegay in ay badin.doonaan kulamada oo kale