Home WARARKA MAANTA Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaliland?.

Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaliland?.

17
0

Arbaco 21-Jun 2026 {CBB}

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo aan la ogeyn halka uu ku sugan yahay ayaa baahiyay labadan Sawiradan iyo qoraalkan.

“Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan & bogaadin, anniga oo u rejaynaya khayr, nabad, iyo barwaaqo” ayuu ku yiri qoraalka uu soo dhigay bartiisa Facebook.

Cabdiraxmaan Cirro ayaa shalay ka safray magaalada Hargeysa, isaga oo qariyay u jeedka socdaalkiisa,balse xilli madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in uu yahay socdaalkaan mid tahriib, shacabkana laga qariyay.

Warar la helay ayaa sheegaya in Cirro uu ka qeyb galayo madasha dhaqaalaha aduunka ee ka dhacaya dalka Switzerland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here