Talaado 27 August, 2024 {CBB}–Wasaarada Deegaanka Iyo Isbedlka Cimilada Koonfur Galbed Oo Kaashaneysa Hey’Ada Islamic Relif Maanta Magaalada Baydhabo Ugu Qabatey Simnaar Ku Saabsan Sida Wax Looga Isbedelka Cimilada Kaasi Oo Loo Qabtey 50 Qof Oo Ka Kala Socda Wasaaradaha ,Ardeyda Jaamacadaha Iyo Qeybaha Klae Uradarada Bulshada.
Simnaarkan Oo Socon Doono Muddo Labo Maalmood Ah Ayaa Waxaa Furitaanka Kaso Qeyb Galey, Madax Kasocdata Hey’Da Simlaic Relif , Agaasimaha Guud Ee Waasarada Mudane Adan Abdulahi Isaaq (Sinya)Iyo Wasiirka Wasaarada Deeganka Iyo Isbedlka Cimiladada KGS .
Wasiirka Wasaarada Deeganka Iyo Isbedlka Cimiladada KGS Mudane Diini Abdinuur Xaaji Oo Ka Hadley Furintaanka Ayaa Ka Qeyb Galayaasha Simnaarka Kula Dardaarmey Iney Ka Faideystaan Muddadda Uu Socdo , Ayna Si Gaarsiiyaan Qeybaha Kale Bulsha Ee Aan Jaaniska U Helin.