Axad 31 August, 2024 {CBB}–Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqdey Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah Fasalka 8-aad ee Dugsiyada dhexe ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Imtixaanka oo lagu qaadey 14 Degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa Sanadkan waxaa uu u fadhiisatey 11,936 Ardey iyada oo 11,92 Ardey ku Baastey Imtixaanka Halka ay dhacdey Arday Gaareysa 349 sida ay shaacisey Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed.