editor
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul wasaare Xamse iyo Safiirka Jaamacadda Carabta?
Axad 14 Sep, 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u...
Safiirka Mareykanka oo gudoomiyaha golaha shacabka kala hadlay howlaha horyaala BFS?
Axad 14 Sep, 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho...
Maxaabiis nolol looga qabtay Al-shabaab iyo hub badan oo lagu soo...
Axad 14 Sep, 2025 {CBB} Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galinkii dambe ee Shalay kusoo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud hub iyo maxaabiis...
Guddoomiyaha SoDMA & MW Firdhie oo kawada hadlay Xaaladaha bani aadamnimo...
Jimco 12, Sep 2025 {CBB}Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Magaalada Laascaanood kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Cabdulqaadir Axmed...
DfS oo warka soo saartay weerarkii Ceel-dheer
Jimco 12, Sep 2025 {CBB} Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa war ka soo sartay weerarkii saaka ay AS ku qaaday degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.
Waxay...
Soomaaliya oo Golaha ammaanka QM ka hor sheegtay in Israa’iil ay...
Jimco 12, Sep 2025 {CBB}Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abubakar Cismaan Baalle, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Israa’iil ay la beegsatay magaalada Doha...
FAAH-FAAHIN: AS oo Dagaal Culus ku qaaday Degmadda Ceel-dheer.
Jimco 12, Sep 2025 {CBB} Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagay weerar ay kooxda Al-Shabaab saakay ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Ciidamada dowladda...
Wasiir Fiqi oo la kulmay Safiir Shiinaha
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya...
Golaha wasiirada DFS oo cambaareeyay weerarka ay Israa’iil ku qaaday Qatar.
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka Qatar...
DFS oo lagu wareejiyay gaadiid dagaal.
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa maanta...













