editor
Madaxweyne Trump oo dalal kale ku daray liiska xayiraadda socdaalka
Arbaco Dec 17, 2025 {CBB}Madaxweyne Donald Trump ayaa kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka ee Mareykanka, isagoo ka mamnuucaya muwaadiniinta shan dal oo dheeri ah iyo...
Wafdi Ka socda Dowlada Jabuuti oo Gaaray Muqdisho
Arbaco Dec 17, 2025 {CBB}Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa si rasmi ah Garoonka Aadan Cadde ugu soo...
Madaxweynaha Puntland iyo Hoggaanka Madasha Samatabixinta Oo Ku Wajahan Kismaayo.
Arbaco Dec 17, 2025 {CBB} Madaxweynaha Puntland, iyo hoggaanka Madasha Samatabixinta Soomaaliya, kana kooban ra’iisul-wasaarayaashii hore,
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, iyo siyaasiin kale, ayaa...
Kooxda RSF oo Dooneyso inay qariyaan dil-wadareedkii ka dhacay el-Fasher.
Arbaco Dec 17, 2025 {CBB} Xoogagga Gurmadka degdegga ah ee Sudan (RSF) ayaa isku dayayay inay qariyaan dilalka baahsan ee ka dhacay magaalada El-Fasher iyagoo...
Talyaaniga oo uga digay reer Yurub iskuday kasta oo ay dagaal...
Arbaco Dec 17, 2025 {CBB} Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Talyaaniga, Matteo Salvini ayaa uga digay reer Yurub iskuday kasta oo ay dagaal kula geli karaan Ruushka,...
Turkiga oo jaray qeeybo kamid ah dhaqaalihii uu siinjiray Soomaaliya.
Talado Dec 16, 2025 {CBB}Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa ka hadlay dib u dhac ku yimid kabkii lacageed ee Miisaaniyadda...
Taliyaha Kulliyada Turksom Oo la Kulmay Madaxweyne Laftgareen.
Talado Dec 16, 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare...
Puntland oo ku dhawaaqday hawlgal Waji Cusub ah oo lagu qaadayo...
Talado Dec 16, 2025 {CBB} Dawlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu wado diyaargarowga hawlgal millateri oo uu ku qaado deegaannada buuralayda ah ee...
Jamaal Maxamed Xasan oo maanta loo dhaariyay Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha...
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta loo dhaariyay Xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhowaan xilkaas u...
Midowga Yurub oo ka shiraya lacagaha lagu taageerayo Howlgalka AUSSOM
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Ururka Midowga Yurub ayaa la sheegay in uu dhowaan ka shiri doonno dhaqaalaha uu ururkaas ku bixinaya taageerrada uu u...













