editor
Madaxweyne Zelensky oo ka tanaasulay in ay Ukraine ku biirto NATO
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa la sheegay in uu aqbalay soo jeedintii ka timid Ruushka oo ahayd in uusan...
Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada...
Isniin Dec 15, 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha...
Biriq ku dhacday Ismaamulka Gaarisa oo labo qof dishay
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Deegaanka Harboole ee Degmada Faafi Ismaamulka Gaarisa waxaa biriq ku dhacday ay dishay labo qof oo mid kamid ah uu...
Ruben Amorim Oo Si Lama Filaan Ah Uga Jawaabay Dhaleeceyntii Dhawaan...
Tababaraha Manchester United, Rúben Amorim, ayaa iska fogeeyay dhaliilaha uga imanaya ciyaartoydii hore ee kooxda, isaga oo sheegay in aanay cadaalad ahayn in “heerarka”...
Pep Guardiola Oo Magacaabay Labada Xiddig Ee Kooxdiisa U Suurtageliyay Inay...
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa si gaar ah u ammaanay Rayan Cherki iyo Rúben Dias kaddib markii kooxdiisu ay 3–0 kaga badisay Crystal...
Gary Neville Oo Digniin Culus U Diray Arsenal Kadib Guushii Nasiibka...
Neville ayaa sheegay in Gunners ay u baahan yihiin inay “hurdada ka toosaan”, haddii kale horyaalku uu ka sii fogaan doono ka hor inta...
Tartanka Gool-dhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya; Kumaa Hoggaaminaya?
Tartanka Kabta Dahabka ah ee Premier League 2025/2026 ayaa si buuxda u socda, inkasta oo ay soo baxayaan musharraxiin lama filaan ah, haddana kaalinta...
John Terry Oo Magacaabay Xiddiga Lambarka 10-aad Ee Ugu Fiican Kubadda...
Kabtankii hore ee Chelsea, John Terry, ayaa Cole Palmer ku tilmaamay xiddiga lambarka 10-aad ee ugu fiican adduunka waqtigan.
Chelsea ayaa Sabtidii ku soo laabatay...
Kulamo siyaasadeed oo dhexmaray Guudlaawe, Farmaajo iyo Sheekh Shariif.
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa xalay kulamo siyaasadeed la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sharif...
DFS iyo Galmudug oo xabad joojin kala dhex dhigtay maleeshiyaad ku...
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa xabbad-joojin rasmi ah oo lagu dhaqan geliyay deegaanada u dhexeeya Huurshe, Xeraale, ilaa Caabudwaaq,...













