Friday, July 24, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3207 POSTS 0 COMMENTS

Wasiir Roobow “Tirakoob ayaa ku socda Dugsiyada Qur’aanka lagu barto”

0
Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin...

Baarlamaanka Puntland oo la hordhigay qaraar ku saabsan in uu Khaadka...

0
Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Khaadka oo ay ku sheegeen in uu dhibaato...

Suuriya oo sanad moog Xukunkii reer Asad & Dabbaaldegyo ka socda...

0
Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Dalka Suuriya waxaa ka socda dabbaldegyo waa weyn oo lagu maamuusayo sanad-guurada koowaad ee kasoo wareegtay markii lasoo afjaray xukunkii...

Dhul-gariir ku dhuftay Japan oo sababay dhaawaca in ka badan 30...

0
Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Dhul-gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.5 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalka Japan gaar ahaan Waqooyi bari, waxaana la xaqiijiyay in ay...

Macallin Mahdi “Dhulka dab-damiska waxaa lahaa Booliiska oo dhisanaya”

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Gaashaanle sare Mahdi Cumar Muumin oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Dab-damiska oo Dadkii horay...

Xaaska & Carruurta Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo nolol adag ku wajahaya...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Xaaska & saddex carruur uu dhalay Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin oo la rumaysan yahay in uu ku dhuumanayo Buuraha...

Golaha Shacabka BFS oo war kasoo saaray Rabshadihii ka dhacay Magaalada...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo rabshadaha Gobolka Awdal ee sababay dhimashada...

Taliyaha Booliiska Puntland oo sheegay in Hay’adaha ammaanka burburiyeen Xarumo Daacish...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland Janaraal Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in hay’ada ammaanka ay burburiyeen in ka badan boqol...

Kenya oo xirtay Dad Soomaali ay ku jiraan oo lagu helay...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Booliiska Kenya ayaa howlgal uu ka sameeyay Magaalada Nairobi ku xiray 26 ruux oo ay ku jiraan Dad Soomaali ah...

Wasiir Aadan Ducaale “Trump waa nin iska dhib badan oo aan...

0
Isniin 08, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Barre Ducaale oo ka falceliyay eedaha & aflagaalada aan dhammaadka lahayn ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe