editor
Soomaaliya iyo Kazakhstan oo yeeshay xiriir diblumaasiyadeed oo rasmi ah
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Dowladaha Soomaaliya iyo Kazakhstan ayaa ku dhawaaqay in ay si rasmi ah u yeesheen Xiriir diblumaasiyadeed, sida lagu sheegay bayaan...
Maxeey ka Wada hadlen Madaxweyne Xasan iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Jabuuti.
Khamiis 28 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha...
R/wasaare Xamsa oo tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong,...
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong oo...
Ciidamo gadoodsan oo xirtay laamiga Kalabayr ee Boosaaso.
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saaka laamiga dheer ee deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari xiray, iyaga oo ka...
Kenya oo sheegtay in la dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab.
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Shan xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dilay gelinkii dambe ee Talaadada kadib markii ay ciidamada gaarka ah ee...
Taliye Sahal iyo Taliyaha ciidanka Xerada Turkisom oo tagay Gobolka Shabeelada...
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar iyo Jeneraal Sebahattin Kalkan taliyaha Ciidanka Turkiga ee fadhigoodu...
NISA oo sheegtay in horjoogayaal iyo maleeshiyaadkooda ku dishay Galgaduud iyo...
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa sheegay in duqeymo qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka saaxiibada caalamiga ah...
Danjire Suleiman Dedefo “Ciidanka Itoobiya qayb kama ahayn dagaalkii ka dhacay...
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya Suleiman Dedefo Woshe ayaa beeniyay in ciidamada dalkiisa ay qayb ka noqdeen dagaalladii ugu dambeeyay ee...
Ra’iisul Wasaare Xamse Hoggaanka Gobolka Ningxia ee dalka Shiinaha.
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna...
Madaxweyne Cirro oo la kulmay Sandra Lattouf iyo wafdi la socday?
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah la qaatay madaxda Hay’adda ’adda UNICEF ee...













