Sunday, April 26, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Wasiir Fiqi ” Maamulka Waqooyi Barri wuxuu yareeyay rajadii gooni-goosadka”.

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, isagoo...

Canada oo ku dhawaaqday inay dal madax banaan u aqoonsaneyso Falastiin

0
Khamiis  31 July 2025{RC}Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa’iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono,...

Somaliland oo Ingiriiska u sheegtay in DFS qalalaase ka wado Sool...

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Charles King,...

SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka...

Sawiro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqasho Shaqo Ku Tagay Magaalada Xudur

0
Arbaco 30 July 2025{CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, isaga...

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud KGS oo maanta kormeer...

0
Arbaco 30 July 2025{CBB}Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, iyo Dib-u-dhiska ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dahir Abdi Dr go ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Sawiro:-Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo si rasmi ah xarigga uga...

0
Arbaco 30 July 2025{CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Qeyb Cusub oo...

Sawiro:-wasiirka Aminga koonfurgalbeedayaa maanta booqasho iyo kormeer rasmi ah ku tagay...

0
Arbaco 30 July 2025{CBB}Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Xasan Cabdiqaadir Maxamed, ayaa maanta booqasho iyo kormeer rasmi ah ku tagay saldhiga...

Sawiro:-Shir Muhiim ah oo ku saabsan ilaalinta Sharciga iyo habeynta Gargaarka...

0
Talaado 29 July 2025 {CBB}Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatay shir muhiim ah oo...

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga iyo Adkeysiga KGS ayaa kulan...

0
Talaado 29 July 2025 {CBB}Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga iyo Adkeysiga Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdulkadir Ibrahim Abdullahi {Ibrou} ayaa maanta kulan...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe