editor
Sawiro:-Wasiirka caafimaadka koomfurgalbeed ayaa kormeeray kormeer shaqo ku tagay isbitaalka Gobolka...
Talaado 29 July 2025 {CBB}Wasiirka Caafimaadka Dowladda Gobaleedka KGS Mudane Said Ahmed Ali ayaa booqasho iyo kormeer shaqo ku tagay isbitaalka Gobolka Bakool ee...
Madaxweyne Laftagareen oo Xudur Kula Kulmay Mas’uuliyiinta iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka...
Talaado 29 July 2025 {CBB} Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa magaalada Xudur kulan muhiim ah kula yeeshay mas’uuliyiinta maamulka gobolka...
Dowladda Ingiriiska oo DF ku wareejisay xero ciidan oo ku taala...
Jimco, 18 July 2025 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ula wareegay xaruntii tababarrada ciidamada ee ay dhistay isla markaana ay...
Muxuu kala hadlay saraakiisha Guddoomiye Muungaa?
Jimco, 18 July 2025 {CBB}Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii loo...
DfS oo ku dhawaaqday iney garab taagan tahay shacabka iyo dowladda...
Jimco, 18 July 2025 {CBB}
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay caqabadaha jira iyo dagaalada in...
Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay shacabka iyo dowladda Suuriya
Jimco, 18 July 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, iyada oo ku...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo tagay halka lagu sameeyo Diyaaradaha Turkiga ee...
Jimco, 18 July 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagey xarruunta Xarunta Teknolojiyadda Turkga Özdemir Bayraktar oo ah goob...
Xuutiyiinta oo ku guuleystay in ay xiraan dekad muhiim ah oo...
Jimco, 18 July 2025 {CBB} Dekedda magaalada Eilat ee Israel ayaa hawlaheeda joojin doonta laga billaabo maalinta Axadda, kaddib markii ay iska bixin weyday deymaha...
Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.
Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB}
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha...
Puntland oo ku dhawaaqay in aysan aqoonsaneyn hannaan dhismaha SSC Khaatumo
Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB}Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay sharci ahaan ka tirsan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isla markaasna aysan...













