editor
6 Tababare Oo Premier League Ku Guulaystay Xilli Ciyaareedkoodii Ugu Horeeyay.
Arbaco 23, April 2025 {CBB}Tababare Arne Slot Iyo Liverpool ayaa ku sii dhawaanaya ku guulaysiga Premier League xilli ciyaareedkan.
Way yartahay in tababare ku guulaysto...
Ciidamada deegaanka oo weerar ku qaaday xubno ka tirsana AS oo...
Arbaco 23, April 2025 {CBB} Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamo deegaanka ah iyo AS ku dhexmaray deegaanka Aboorey ee ka tirsan...
Madaxweyne Farmaajo oo garab istaag umujiyay ciidamada qaranka isagoo dalbaday.
Arbaco 23, April 2025 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku dhiirigeliyey ciidamada qaranka, isagoo dalbaday in la...
Weerar dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Kashmiir...
Arbaco 23, April 2025 {CBB} Ugu yaraan 26 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar lagu bartilmaameedsaday dad rayid ah, kuwaasoo ay ku jireen...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Su’aalo laga weydiiyay Sharciga Barakacayaasha ee horyaala...
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Xoosh ayaa maanta hor tagay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsiga labada...
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir...
DFS oo xaqiijisay in madaxweyne Deni uu ka qeyb galayo shirka...
Talaado 22, April 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ka qeyb geli doono shirka Golaha Wadatashiga...
Shir Looga Hadlayo Arrimaha Bini’adamnimada oo maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka...
Dowladda yuganda oo loo gudbiyey cabashooyin ay qabaan soomaalida dalkaas
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan kula qaadatay xafiiskiisa magaalada Kampala Agaasimaha...
Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya & Azerbaijan
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Baarlamanka Azerbaijan ayaa ansixiyay “heshiiska iskaashiga dhinaca difaaca iyo warshadaha difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda...













