Saturday, July 25, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3207 POSTS 0 COMMENTS

Guddoomiyaha Degmada Ceel-Barde iyo Wafdi Qurbejoog ah oo Kormeeray Isbitaalka iyo...

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Ceel-Barde:- Guddoomiyaha degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool, Mudane Haadi Siraat ayaa maanta hoggaaminayey wafdi ballaaran oo isugu jiray qurbejoog kasoo...

sawiro;-Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Hiiraan ahne Guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Maaliyadda...

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Hiiraan ahne Guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Maaliyadda gobolka Mudane Xasan Ibraahim Cabdulle oo mudooyinkii dambe howlo...

Sawiro;-Maamulka Degmada Marka Iyo Laamaha Amniga Ayaa Awaamiir Culus ka soo...

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Maamulka degmada Marka oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha degmada Cusmaan Muuse iyo saraakiisha amniga, ayaa maanta qaaday tallaabo adag oo ka...

Dhismaha Buundada Degmada Buur-Hakaba Oo Xariga laga jarey

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Buundadan Cusub ee Xariga laga jarey ayaa waxay kamid tahay Buundoyin laga hirgeliyey Magaalada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay taasoo fududeyn...

Mombasa, Doomo lagu tartamayay oo sababay dhimasho

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen doon ku rogmatay Biyaha Mombasa ee dalka kenya halkaas oo lagu...

Dadkii dib ugu laabtay Gaza oo garan waayay Magaaladaas oo aad...

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Dhacdooyin kala duwan ayaa laga diiwaangeliyay Shacabka Magaalada Gaza ee dib ugu laabtay guryahooda kaddib markii ay dhaqangashay xabbad-joojinta aan...

Afghanistan & Pakistan oo ku dagaalamay xadka labada Dal kala qaybiya

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Ciidanka Taliban ee talada Maamulka Afghanistan gacanta ku haya iyo kuwa Pakistan ayaa ku dagaalamay xadka labada Dal kala qaybiya,...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo soosaaraya xeer lagu xakamayno Dareeska Ciidanka, Hubka...

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaariyay qaraar la xiriira xakamaynta dharka ciidanka, hubka iyo Gaadiidka summadaha leh ee Ciidamada...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in dib u habeyn lagu sameyn doono...

0
Axad, Oct 12, 2025 {CBB}Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay wado qorshe lagu horumarinayo Baasaboorka Soomaaliga, iyada oo la filayo...

Golaha Shacabka BFS oo u codeeyay Guddiga Madaxabannan ee Xuquuqul-Insaanka

0
Sabti 11, Oct 2025 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul-Insaanka oo ugu dambayn helay...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe