editor
Midowga Yurub oo billaabay qorshe cusub oo looga hortagayo tahriibayaasha sii...
Isniin 15, Dec 2025 {CBB}Ururka Midowga Yurub ayaa billaabay qorshe cusub oo lagu sheegay in looga hortagayo kororka tahriibayaasha uga gudba dhinaca Qaaradda Afrika...
Malaayiin Muslimiin ah oo la sheegay in ay lumin karaan dhalashada...
Axad 14, Dec 2025 {CBB}Wargayska lagu magacaabo Middle East Eye ayaa warbixin uu qoray waxa uu ku sheegay in Malaayiin Muslimiin ah ay waayi...
Guddoomiye Muungaab “Xamar way ka gudubtay nabadgalyo-darro, Doorasho qof & Cod...
Axad 14, Dec 2025 {CBB}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Caasimadda ay kasoo kabatay dhibaatooyinkii ka...
Dad lacag badan ku bixiyay aragtida Messi oo Dowladda Hindiya ku...
Axad 14, Dec 2025 {CBB}Baraha Bulshada dalka Hindiya waxaa qabsaday arrinta la xiriirta safarka Ciyaaryahanka Xulka Argentine ee Lionnel Messi ku tagay Dalkaas iyada...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in dhowaan lasoo dhammaystirayo 10ka kun...
Axad 14, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in dhowaan ay soo dhammaystiri...
Sawiro;-Golaha wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyey sharciga dakhliga iyo siyaasadda fasaxa dhismaha...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Jowhar, 13-Diseembar-2025: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda...
Golaha Shacabka oo loo gudbiyay wax ka baddel lagu sameeyay Sharciga...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS waxaa maanta la horgeeyay sharciga Boliiska Soomaaliyeed oo wax ka baddel lagu sameeyay, waxaa...
Golaha ammaanka oo kordhiyay xayiraadda dhinaca hubka ah ee saaran ‘AS’...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah ka yeeshay kordhinta xayiraadda dhinaca hubka ah iyo dhoofinta Dhuxusha ee...
Maraykanka oo joojiyay Xaaladda Ilaalinta kumeelgarka ah ee Dadka u dhashay...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay xaaladda ilaalinta kumeelgaarka ah ee Muwaadiniinta u dhashay Dalka Itoobiya, sida lagu...
Goobo kala duwan oo Maraykanka ah oo laga taagay Calanka Soomaaliya
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Meelo kala duwan oo katirsan Dalka Maraykanka waxaa laga taagay Calanka Soomaaliya, Bulshada arrintaas samaysay ayaa diidan tallaabooyinka qalafsan ee...













