Sunday, October 25, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3704 POSTS 0 COMMENTS

Guddoomiye Cabdikariin “Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir waalooyaabaa doorashada soo socota”

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxabannaan & Soohdimaha Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in doorashada soo socota ee golaha deegaanka looyaabo...

Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Doon siday waxyaabaha Qarxa iyo...

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Ciidamada Badda ee Puntland (PMPF) ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen doon siddey budooyin laga sameeyo walxaha qarxa, taas oo...

Dowlada Soomaaliya Oo Caalamka ugu Baaqday Xal u Helista Abaaraha dalka.

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Xukuumadda Soomaaliya ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...

Turkiga oo Ku dhawaaqay dhismaha saldhiga laga diri doono Dayax gacmeedyada...

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB} DowladdaTurkiga ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha saldhigga hawada sare ee laga gano gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, kaas oo markii...

Mareykanka oo wajahaayo su’aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarkii ay...

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Dowladda Mareykanka ayaa wajahaysa su’aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarro cirka ah oo ay ciidamadeedu ka fuliyeen Badda Kariibiyaanka,...

Abdullah bin Marda’oo caan ka ah baraha bulshada ayaa ku geeriyooday...

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Abdullah bin Marda’ Al-Qahtani “Abu Marda’”, oo ahaa shaqi caan ka ah baraha bulshada una dhashay dalka Sacuudiga, ayaa ku...

Xawaaladaha Soomaalida ee Maraykanka oo baaritaan adag la galiyay.

0
Sabti 13, Dec 2025 {CBB} Dowladda Maraykanka ayaa si gaar ah u bartilmaameedsanaya ganacsiyada xawaaladaha Soomaalida ee dadka u fududeeya dirista lacagaha dibadda, gaar...

IGAD oo sheegtay in ay ka shalaayneyso in Eritrea ka baxday...

0
Jimco 12, Dec 2025 {CBB} IGAD ayaa sheegtay in ay ka “shalaynayso” in Eritrea ka baxday Ururka oo muuqda mid gacanta u galay Itoobiya. IGAD...

Madaxweynaha Vietnam, oo waraaqaha aqoonsiga denjirenimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya.

0
Jimco 12, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha dalka Vietnam, Lương Cường ayaa waraaqaha aqoonsiga denjirenimo ka guddoomay Danjiraha JFS Hodan Cismaan oo noqonaysa diblomaasigii ugu horreeyay...

Duulimaadyada Hargaysa iyo Muqdisho oo gaareen heerkii ugu saraysay Xili Somaliland...

0
Jimco 12, Dec 2025 {CBB} Garoonka caalamiga ah ee Hargaysa ee Cigaal ayaa asbuucii hela 65 duulimaad, 24 ah ka mid ah waa Muqdisho iyo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe