editor
Sidee ayuu u dhacay Dagaalka afka ah ee Trump & Zelensky...
Sabti 1, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Ukraine Volodymr Zelensky oo tagay Aqalka Cad ee Dalka Maraykanka ayaa la kulmay Madaxweyne Donald Trump iyo ku xigeenkiisa...
Wax ka ogow Soonka & waxa buriya!
Sabti 1, March 2025 {CBB}
Waa maxay Soonku?
Soonku waa mid kamid ah shanta tiir ee lagu dhisay Diinta Islaamka, waana waajib aan gudushadiisu u baahnanay...
MW Soomaaliya “Dadka wax haysta ha garab istaagaan kuwa gacantoodu gaaban...
Sabti 1, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo fariin hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacabka ayaa ku baaqay...
Gudoomiye Shuute oo Sheegay in Cabdi Wabiir arrintiisa ay baaris kusocoto.
Sabti 1, March 2025 {CBB} Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ka hadlay xarigga Cabdi Maxamed Suubiye oo ku magac dheer Cabdi...
Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey cidda diiday warqaddii Ra’iisul-wasare Rooble.
Sabti 1, March 2025 {CBB} Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa beeniyay in wasaaraddiisu ay sabab u tahay diidmada warqadda...
Dalalka Islaamka oo caawa laga raadinayo curashada Bisha Ramadaan
Jimco 28, Feb 2025 {CBB}Dalalka Islaamka ayaa gabbal-dhaca Jimcaha maanta ah laga raadinayaa bilashada ama curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan si haddii loo arko...
Laftagareen “Howlgallada Amniga uma joogsanayaan Qarax baa dhacay”
Jimco 28, Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ay kasii soconayaan deegaannada...
DFS oo Shaacisay Cida RW Rooble u Diiday Warqadaha Safarka.
Jimco 28, Feb 2025 {CBB} Cali Maxamed Cumar Cali Balcad Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa beeniyay in iyagu aysan ahayn meesha ay dhibaatada...
Ciidanka Xooga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Doondardiir.
Jimco, 28 Feb, 2025 {cbb} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa saaka aroortii hore fuliyey howlgal qorsheysan oo...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo maanta kala saxiixday heshiis is afgarad ah.
Khamiis, 27 Feb, 2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo safar shaqo ku jooga Magaalada Baku dalka Azerbaijan...













