editor
Saciid Dani oo eedeeyn ujeediyay Doowladda Soomaliya
Sabti 14 June 2025 {CBB} Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad u sheegay in uusan oggolaan doonin in Puntland laga fuliyo mashaariic...
Sawiro;-Sida aay Udhacday Xilwareejinta Taliyaha Nisa
Sabti 14 June 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda...
Imtixaanka Shahaadiga ah, Fasalka 12-aad ee Dugsiga sare oo maanta la...
Sabti 14 June 2025 {CBB} Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga billowday imtixaanka shahaadiga ah, fasalka 12-aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025, kaas...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay xoojinta amniga.
Jimco 13, June ,2025 {CBB}La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Mudane Xuseen Macalin, ayaa kulan dooceed la yeeshay Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibadda Dowladda Turkiga, Dr....
Mucaaradka oo ka horyimid go’aanka ay DF ku dhaliishay Beesha Caalamka
Jimco 13, June ,2025 {CBB} Madasha Samatabixinta Sooomaaliyeed oo ku mideysan yihiin madaxdii hore ee dalka soo xukumay ayaa si weyn uga walaacsan go’aan...
Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba.
Jimco 13, June ,2025 {CBB} Iyadoo weli uu socdo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo Bulshada baahi badan u qabto islamarkaana si isxilqaan...
Mashaariic Horumarineed laga hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga laga jarey
Khamiis 12 June 2025 {CBB}Munaasabad kooban oo xariga looga jaraayey Xarumo loo dhisey Bulshada ayaa ka dhacdey Baydhabo waxaana loogatalagey dadka Masaakiinta ah in...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay dagaalka AS
Khamiis 12 June 2025 {CBB} Lataliyaha Amniga Qaranka, Xuseen Macallin ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Masar, Dr. Badr Abdelatty, xilli...
Maamulka Degmada Baydhabo iyo Booliska AUSOM Oo iska kaashanaya Xoojinta Nabada
Arbaco 11, June 2025 {Cbb}Wafdi saraakiil ka socday Ciidanka Booliiska Ghana oo Qeyb ka ah howlgalada Nabad ilaalinta ee AUSOM ayaa waxaa Xafiiskiisa ku...
Soomaaliya oo War Deg deg ah ka soo saartay ballaanqaaadyada cusub...
Arbaco 11, June 2025 {Cbb} Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa si rasmi ah uga qayb galay Shirka heer Wasiir ee Isku-duwayaasha...













