Thursday, October 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Kenya oo cafis ku-meel-gaar ah u fidisay muwaadiniinta Bariga Afrika ee...

0
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Dowladda Kenya ayaa si ku meel gaar ah cafis ugu fidisay muwaadiniinta Bariga Afrika ee aan haysan dukumentiyo sharci ah,...

Muwaadiniinta u dhashay Burundi oo durbaba bilaabay inay ka baxaan Kenya

0
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Boqolaal muwaadiniin ah oo u dhashay dalka Burundi oo ku sugan Kenya ayaa ku howlan sidii ay u heli lahaayeen...

Wasiirka amniga koonfur galbeed oo la kulmay guddiga amniga ee golaha...

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Issack Mohamed Issack (Korsaar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Amniga,...

DFS oo ballanqaadday in dib loo dhisi doono buundada Baardheere

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ” Gen khaalid” oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyay duleedka Afmadow

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Diyaarado dagaal ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow, gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta oo Qaahira ku shiraya

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Waxaa maanta magaalada Qaahira ka furmaya shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta, kaas oo ah...

Wariye Bashiir Maxamed oo u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray dagaal ka...

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo katirsan Suxufiyiinta ku sugan Magaalada Baydhabo kana howlgalla Warbaahinta Arlaadi ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray...

Wada-hadallo lagu mideynayo mucaaradka oo u socda Deni, Farmaajo, Khayre, Cumar...

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wada-hadallo hoose ay socdaan oo lagu doonayo in la isu keeno garabyada kala duwan...

DFS oo raalligelin ka Bixisay dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin...

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Duulimaadka...

Shidaalka Maraakiibta lagu shubo oo sii yaraanaya

0
Isniin, 7, Sept 2026 {CBB}Digniin culus ayaa laga diray halista ka dhallan karta yaraanta ku socota shidaalka Maraakiibta lagu shubo ee Bunker Fuel la...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe