editor
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhiggiisa Turkiga kala hadlaya wadahadalka Soomaaliya &...
Arbaco 11 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa maanta lagu wadaa in uu la kulmo...
Carab Dheeg, Taliyihii Ururka 162aad Ee Kumaandooska Danab oo xilka laga...
Talaado 10 Dec 2024 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ururka 162aad ee Kumaandooska Danab...
Muxuu daaran yahay Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Turkiga?
Talaado 10 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu u safro Dalka Turkiga kaddib markii uu...
SSC-Khaatumo oo eedeyn culus ujeedisay maamulka Puntland.
Talaado 10 Dec 2024 {CBB}Maamulka SSC-khaatumo ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku cambaareeyay fara gelin uu sheegay in Puntland ku hayso degaannadooda.
Wasaaradda Warfaafinta SSC-Khaatumo...
DEG-DEG: Taliyihii Ciidanka Danab ee Deegaanada Jubaland oo Xilkii laga qaaday
Talaado 10 Dec 2024 {CBB}Deg Deg: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Ganeral Odowaa Yuusuf Raage ayaa Xilkii ka qaadey Gaashaanle Carab dheeg Ahmed oo ahaa...
Xeendaabka Xabsiga Sednaya oo laga baadigoobayo Maxaabiis u xirnayd Bashaar Al-Asad
Talaado 10 Dec 2024 {CBB}Dalka Suuriya waxaa ka socda baadigoobka Dad la waayay xogtooda kuwaas oo dadkooda ugu war dambeysay iyada oo ay xirteen...
RW Xamsa oo ku wajahan Magaalada Raaskambooni
Isiin 09 Dec 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Raaskambooni Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland sida...
XFS oo sheegtay in ay Hawada ka saartay Koontooyin Baraha Bulshada...
Axad 08 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Isgaarsiinta & Teknolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Macallim ayaa sheegay in iyada oo Wasaaraddiisa kaashaneysa tan Warfaafinta Hawada...
Mashruuc lagu taageerayo Bulshada danyarta ah Oo laga dah-furey Baydhabo
Sabtii 07 Dec 2024 {CBB}Mashruucan Barnamijka dhaliy oo lagu taageerayey Bulshada danyarta ah ee lagu dah-furey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiiro, Maamulka...
TikTok oo qarka u saaran in laga xiro Dalka Mareykanka
Sabtii 07 Dec 2024 {CBB}Dalabkii shirkadda TikTok ee ahaa inay meesha ka saarto sharci sheegaya in laga mamnuuco ama lagu iibiyo Maraykanka laga bilaabo...













