Thursday, July 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweeynaha Jubbaland oo soo Dhoweyay Wadahadalka uu Ku baaqay Madaxweyne Xasan...

0
Axad 30, March-2025 {CBB}  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha...

Sawiro;- Magaalada Kismaayo oo Si Weyn looga Ciiday

0
Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masuuliyiin iyo dadweyne Kala duwan Salaada Ciidul fidriga kula tukada Xarunta Madaxtooyada magaalada...

Cali Guudlaawe oo jiidaha dagaalka kula tukaday ciidamo & Saraakiil

0
Axad 30, March-2025 {CBB}  Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminaya howlgalka dabar-goynta Al shabaab ayaa maanta jiida hore ee dagaalka...

RW Xamsa oo Shacabka iyo ciidanka Salaadda Ciidda kula tukaday furinta...

0
Axad 30, March-2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa deegaanka nambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose Salaadda ciidul-fitriga kula tukaday Shacab,...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan wadatashi iskugu yeeray mucaaradka soomaliya.

0
Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad uu uga hadlay dagaalka Khawaarijta iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ku...

Dowlada Gobaleedka Koofurgalbeed Soomaliya Oo Fursad Waxbarasho bilaash ah Siisay...

0
Sabti 29, March-2025 {CBB} –Waasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay fursad u siisey dhalinyarada ku dhaqan baydhabo in ay helaan koorsooyin...

Maamulka Degmada Bardaale Oo ka digey iibinta Qoryaha Carruurta ay ku...

0
Sabti 29, March-2025 {CBB} – Kadib Markii Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Howgalo ka sameeyeen kaas oo lagu Xaqiijinayay islamarkaana lagu Xoojinayo Amniga Degmada waxaana horkacaayay Gudoomiyaha...

Dalalka Islaamka oo Caawa laga raadinayo curashada Bisha Soon-fur

0
Sabti 29, March-2025 {CBB} –Gabbal-dhaca Sabtida maanta ah waxaa waddamada islaamaka billaabanaya howlo lagu raadinayo curashada Bisha Shawaal (Soon-fur) ee Hijriyada si loo xaqiijiyo in...

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 29 3...

0
Sabti 29, March-2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool Warka waxaa soo jeedinayo ::...

Taliska Booliska Degmada oo soo saaray Awaamiir amni oo la xiriira Ciida.

0
Sabti 29, March-2025 {CBB}Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gaashaanle Dhexe Mukhtar Axmed Ibraahim Dugudow oo shir jara'id qabtay ayaa soo saaray Awaamiir kala duwan...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe