editor
Gudomiye mungaab oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub.
Khamiis , 19 Juun 2025 {CBB} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa magacaabay agaasimeyaal cusub, si loo...
Horumaro Ganacsi Oo ka Socda Deegaanka Awdiinle
Arbaco 18, June 2025 {CBB}- Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Gaay oo ku dhowaad 30KM u Jira Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka jira isbedelo Hormarineed oo...
Dowlada KG Oo diyaarineysa Sharci ilaalinaya Xuquuqda Carruurta
Arbaco 18, June 2025 {CBB}-Dowlad Goboleedka KG ayaa Sanooyinkan dambe wadey dadaalo Sharciyo loogu sameynayo Waxyaabaha Bulshada Muhiimka u ah taasoo kor u qaadeysa...
Shirka Wadatashiga Qaranka oo galay maalintiisii 3aad
Arbaco 18, June 2025 {CBB}-Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii seddexaad, iyadoo kulammada maanta si gaar ah...
Safaaradda Soomaaliya ee Türkiye oo muwaadiniinta Soomaaliyeed uga digtay xaaladda dagaal...
Arbaco 18, June 2025 {CBB}-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku taalla waddanka Türkiye ayaa si rasmi ah ugu wargelisay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirkii ugu horreeyay ee Daryeelka Duurjoogta.
Arbaco 18, June 2025 {CBB}- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji, ayaa ka qeybgalay shirkii ugu horreeyay ee Ururka Caalamiga...
Warar cusub oo kasoo baxaya kulankii ka dhacay qolka xaaladaha degdegga...
Arbaco 18, June 2025 {CBB}-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kulan degdeg ah ku qabtay qolkii xaaladaha degdegga ah ee Aqalka Cad.
Kulankaas oo socday saacad...
SSC Khaatumo oo soo qabtay 23 nin oo loo haysto kufsi...
Talaado 17, June 2025 {CBB} Ciidanka Booliska ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa gacanta kusoo dhigay 23 eedeysane oo lala xiriirinayo kufsi wadareed iyo jirdil ka dhacay...
DFS oo shaacisay in uu Geeriyoday Horjooge Katirsan AS
Talaado 17, June 2025 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka dowladdu ay dileen sarkaalkii AS u qaabilsana gobollada Banaadir iyo labada Shabeelle.
War-saxaafadeed ka soo...
Soomaaliya Oo Cambaareeysay Weerarka ay Israa’iil ku qaaday dalka Iiraan
Talaado 17, June 2025 {CBB}Soomaaliya iyo 21 dal oo kale ayaa si adag u cambaareeyay weerarka ay Israa’iil ku qaaday gudaha dalka Iiraan, kuwaasi...












