editor
Ardayda u fadhiisatay sannadkaan imtaxaanka shahaadiga guud ahaan dalka oo tiradooda...
Isniin 06, Luulyo, 2026 {CBB}Sannad dugsiyeedka 2025/2026 waxaa Imtixaanka Dugsiyada Dhexe iyo Sare gashay guud ahaan Dalka 204,493 Arday kuwaas oo ku kala galay...
Wasiir Fiqi “Dagaalka ‘AS’ waxaa ka dhiman halmar oo aan gacansaarno”
Isniin 06, Luulyo, 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee dhowaan lagu...
Sawiro;-Hoggaamiye sheekh aadan madoobe oo baydhabo ku soo dhaweeyay guddoomiyaha kmg-ka...
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Baydhabo, 5 Luulyo 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo ay wehliyaan...
Sawiro;-Wasaaradda caddaaladda kgs oo qalin-jebisay 30 maxbuus oo dhammaystay tababar xirfadeed
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Baydhabo: Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatay munaasabad qalin-jebin ah oo...
Maamulka Puntland oo shuruud ku xiray aqoonsiga heshiis kasta oo ay...
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Maamulka Puntland ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn heshiis weliba oo ay wada galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Tukirga iyada oo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay Howlgal ka dhan ah Lo’da dhex...
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka billaabay howlgallo lagu xaraynayo Lo’da fadhiisata Waddooyinka Caasimadda kaddib markii uu horay uga...
Wasiirka Difaaca oo la kulmay Ciidan loo Diyaariyey Dagaalka AS
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud...
Sawiro;-Musharraxa Guddoomiyaha Golaha shacabka BFS ahna wasiirka arrimaha dibadda oo...
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Baydhabo: Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali...
Israa’iil oo ka walaacsan Saldhigga Dayax gacmeedka ee Turkiga uu ku...
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Maamulka Benjamin Netanyahu ayaa qarsan waayay culayska uu sheegay in ay ku hayaan mashaariicda Dowladda Turkiga ay ka hirgelinayso Soomaaliya...
Ciidamada asluubta oo baydhabo ku soo bandhigay diyaar-garowgooda ugu dambeeya ee...
Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Baydhabo: Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta wadooyinka magaalada Baydhabo ku soo bandhigay diyaar-garowgoodii ugu dambeeyay ee sugidda amniga munaasabadda caleema-saarka...













