editor
Itoobiya oo Qaramada Midoobay u gudbisay Dacwad ka dhan ah Eretareeya
Sabtii 10 Oct 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa Qaramada Midoobay u gudbisay dacwad ka dhan ah Dalka ay horay u kala go’een ee Eretareeya,...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda KG oo Caasimada Baraawe kudaah...
Jimco 9 Oct 2026 {CBB}Baraawe, Koonfur Galbeed Soomaaliya – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baraawe ka daahfurtay...
Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqday in si nabad ah loo soo...
Jimco 9 Oct 2026 {CBB}Madaxtooyada Jubbaland ayaa ku dhawaaqday in si nabad ah loo soo afjaray xiisaddii xoogganayd ee maalmihii la soo dhaafay ka...
Ciidanka DFS & AS oo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan
Jimco 9 Oct 2026 {CBB}Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AS ayaa maanta ka dhacay Gobolka Hiiraan gaar ahaan Deegaanka Xaanshi Gadafar...
Shehbaz Sharif “Ilaalinta madaxbannaanida & Amniga Sacuudiga dhankeenna waa mid naga...
Jimco 9 Oct 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif oo wax laga weydiiyay duullaanka culus ee Sacuudiga ku socda iyo doorka Islamabad ay ka...
Sarkaal katirsan Ciidanka ICE oo New York qof ku toogtay
Jimco 9 Oct 2026 {CBB}Sarkaal katirsan Ciidanka socdaalka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah dadka sida sharci darrada ku jooga Maraykanka loona soo...
Taligii Hore NISA Gobolka Gedo Cabdirashiid Janan oo ciidankii uu...
Jimco 9 Oct 2026 {CBB}Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo ku magac dheer Janan ayaa maanta si buuxda u wareejiyay Ciidankii uu watay ee joogay Baladxaawo...
Puntland oo war ka soo saartay xal u helida colaada ka...
Khamis 8 Oct 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Gudaha, Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa sheegay in shaqaaqadii dhexmartay beelaha walaalaha ah ee gobollada Sanaag iyo...
Safiirka Turkiga oo kormeeray shaqaalaha saadka ee Markabka qodaya Shidaalka Soomaaliya
Khamis 8 Oct 2026 {CBB}Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa booqasho ku tagay Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho, halkaas oo uu kula...
Warbaahinta Itoobiya oo wajahaysa jahwareer ka dib markii ay faafisay maqaal...
Khamis 8 Oct 2026 {CBB}Wakaaladda Wararka Itoobiya (ENA) ayaa boggeeda ka saartay maqaal si adag loogu dhaliilayay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo...













