editor
Dowlladda Soomaaliya oo Abaabul dagaal oo xogan kawada Maamulka Galmudug.
Talaado 01, April-2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taliyaha Guutada 18-aad ee ciidamada Gorgor, Gaashaanle Xasan Ciraaqi u dirtay Galmudug, si uu halkaas uga bilaabo...
Dowladda Soomaaliya oo Faah-faahin ka bixisay Howgaldii ugu dambeeyay.
Talaado 01, April-2025 {CBB} Wararka ka imaanaya Deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoos yimaadda Degmadda Afgooye, ayaa la sheegay in ay halkaas dagaal ku dhexmaray...
Donald Trump Wadamada uu ku tagaayo safarkiisii ugu horreeyey oo la...
Talaado 01, April-2025 {CBB} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay Isniintii inuu qorshaynayo booqasho uu ku tagayo Sacuudi Carabiya horaanta bisha May, taas oo noqon...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 31 3...
Isniin 31, March-2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo jeedinayo :Yaxye...
Ciidamada Xoogga iyo kuwa Jubbaland oo weerar qorshaysan ka fuliyay Gobolka...
Isniin 31, March-2025 {CBB} Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubaland iyo kuwa XDS gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa Weerar qorsheysan ku qaaday saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin...
Farmaajo oo war kasoo saaray baaqii madaxweyne Xasan Sheekh.
Isniin 31, March-2025 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo...
Sawiro;-Boqolaal shacab ah oo Salaada ciidul fidriga Ku oogay Magalada Baydhabo.
Axad 30, March-2025 {CBB}Ciid wanaagsan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay waxaa ay ka mid tahay meelaha maanta munaasabada Ciidul fidriga ee maalinta koowaad...
MW Xasan sheekh Oo Kulan La Qaatay Agoonta Saraakiisha Ku Dhimatay...
Axad 30, March-2025 {CBB} Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay agoonta ay dhaleen saraakiisha iyo ciidamada Dowladda ee ku...
Madaxweeynaha Jubbaland oo soo Dhoweyay Wadahadalka uu Ku baaqay Madaxweyne Xasan...
Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha...
Sawiro;- Magaalada Kismaayo oo Si Weyn looga Ciiday
Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masuuliyiin iyo dadweyne Kala duwan Salaada Ciidul fidriga kula tukada Xarunta Madaxtooyada magaalada...













