Saturday, October 17, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

Laftagareen “Howlgallada Amniga uma joogsanayaan Qarax baa dhacay”

0
Jimco 28, Feb  2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ay kasii soconayaan deegaannada...

DFS oo Shaacisay Cida RW Rooble u Diiday Warqadaha Safarka.

0
Jimco 28, Feb  2025 {CBB} Cali Maxamed Cumar Cali Balcad Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda  ayaa beeniyay in iyagu aysan ahayn meesha ay dhibaatada...

Ciidanka Xooga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Doondardiir.

0
Jimco, 28 Feb, 2025 {cbb}  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa saaka aroortii hore fuliyey howlgal qorsheysan oo...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo maanta kala saxiixday heshiis is afgarad ah.

0
Khamiis, 27 Feb, 2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo safar shaqo ku jooga Magaalada Baku dalka Azerbaijan...

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan

0
Khamiis 27, Feb 2025 {CBB}  – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Maxeey ku Soo Arkeen waddooyinka Caasimada. Wasiir Fartaag iyo Gudoomiye Amiir.

0
Khamiis 27, Feb 2025 {CBB} Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho...

Maxkamadda G/Banaadir ayaa bilaawday dhageysiga 7 Eedeysanayaal loo heesto Tahriibinita...

0
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB}Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddobo qof, kuwaasoo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud...

Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo Kooram la’aan u baaqday

0
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in fadhiga labaad ee kalfadhiga...

Wasiirka Awqaafta XFS oo Safiirka Norway ka hadlay Dagaalka Afkaaraha...

0
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka  Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan Ibraahim...

RW Itoobiya Abiy Ahmed oo kusoo wajahan Magaalada Muqdisho

0
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in uu Magaalada Muqdisho soo gaaro berri sida ay xaqiijiyeen ilo ku...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe