Friday, August 28, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3386 POSTS 0 COMMENTS

Sawiro;-Maxaa kasoo baxay kulamada RW Xamsa ee Dalka Maraykanka kula yeeshay...

0
Talaado 24, Sept 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kamid ah Madaxda ka qaybgalaysa Shirka 79aad ee Qaramada Midoobay...

Guddoomiye Shuute “Waa dambi weyn in laga ganacsado Hub”

0
Isniin 23, Sept 2024 {CBB}Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Gen Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin kasoo saaray heysashada, isticmaalka iyo...

Itoobiya oo sheegtay aysan doonayn deked, balse ay doonayaan inay bad...

0
Isniin 23, Sept 2024 {CBB}La taliyihii hore ee amniga raysal wasaaraha Itoobiya ahna agaasimihii Guud ee Sirdoonka iyo Nabadsugida Itoobiya, Redwan Hussien, ayaa ka...

siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka oo ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee...

0
Isniin 23, Sept 2024 {CBB}Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka...

Hogaamiyaasha Coongareeska Mareykanka oo ku heshiiyay miisaaniyad ku meel gaar ah

0
Isniin 23, Sept 2024 {CBB}Hogaamiyayaasha Kongareeska Mareykanka ee ka kala socda labada xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ayaa Axaddii shalay ku heshiiyay, miisaaniyad saddex bilood...

Dowladda Soomaaliya oo lasoo Dagtay Hubkii ugu Badnaa iyo Qorshaha Socda.

0
Isniin 23, Sept 2024 {CBB}Ilo wareedyo ku sugan Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in caawa Dowladda Soomaaliya ay la soo...

Sawiro;-Wafdii uu Hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa kormeer shaqo...

0
Axad 22, Sept 2024 {CBB}Wafdii uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa kormeer shaqo iyo isla xisaabtan adeegyada caafimaafka ah ku tagay dhammaan...

Muxuu yahay Walaaca uu Ku xigeenka Xoghayaha guud ee IGAD ka...

0
Axad 22, Sept 2024 {CBB}Maxamed Cabdi Waare oo ah ku xigeenka Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ka digay dhibaatada ka dhalan karta...

RW Lubnaan oo ka baaqday Shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobay...

0
Axad 22, Sept 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Najib Mikati ayaa ka baaqday safarkii uu ugu ambabixi lahaa Maraykanka gaar ahaan Magaalada New York...

Beelo ku dagaalamaayay degaanka Aw-diinle oo la kala qaaday.

0
Axad 22, Sept 2024 {CBB}Maamulka deegaanka Awdiinle ayaa ku guuleystey xabad joojin lakala dhex dhigey qabiilo gabalnimadii shalay ku dagaalamey tuulooyin u dhaxeeya dagaanka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe