Wednesday, July 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3170 POSTS 0 COMMENTS

Ukraine waxay ka caraysiisay Ruushka, Putin -na wuxuu amray in Ukraine...

0
Axad 24 May 2026 {CBB}Ukraine waxay ka caraysiisay Ruushka… Putin -na wuxuu amray in Ukraine lagu garaaco gantaalka qiyaamaha Maxaa dhacay 12 saac ee u...

DFS oo sheegtay in ay kala dirtay xubnihii awooda badnaa ee...

0
Axad 24 May 2026 {CBB} Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa 10 June 2025 sheegtay in ay kala dirtay xubnihii awooda badnaa ee loo yaqaanay C6+ oo...

Waaxda dambi-baarista ee CID ee muqdisho oo gacanta ku dhigay eedeysane...

0
Axad 24 May 2026 {CBB}Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan waaxda dambi-baarista ee CID, ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigeen eedeysane lagu magacaabo Cabdifitaax...

DFS oo hakisay in dalka Masar loogu safro OK-to-Board

0
Axad 24 May 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa si ku meel gaar ah u hakisay in dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safarka ee loo yaqaan...

Madaxweynaha Turkiga oo Si Adag uga Hadlay Nabadda Bariga Dhexe

0
Axad 24 May 2026 {CBB} Madaxweynaha Turkiga oo xiriir Teleefon la sameeyay Madaxda Maraykanka, Baxrayn, Imaaraatka, Qatar, Masar, Sacuudiga, Pakistan & Iiraan waxa uu...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koofur Galbeed & wafdi la socda oo...

0
Sabtii 23 May 2026 {CBB}Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji uuna qayb ka yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda...

DFS oo sheegtay in duqayn ka dhacday Shabeelaha Hoose lagu dilay...

0
Sabtii 23 May 2026 {CBB}War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo Dowladdu la kaashatay saaxiibada...

Muddo intee la eg ayay Soomaaliya ku heli kartaa Shidaalka uu...

0
Sabtii 23 May 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in socoto shaqada la xiriirta soosaarka Shidaalka Soomaaliya, waxa uu xusay in...

Maraykanka oo isku diyaarinaya weerar cusub oo lagu qaado Iran.

0
Sabtii 23 May 2026 {CBB}Warbaahinta CBS News ayaa werisay in Mareykanka ay isku diyaarinayso wareeg cusub oo weerarro militari ah oo ka dhan ah...

Sentar Cabdi Qaybdiid oo ka baxay garabka Mucaaradka.

0
Jimco 22 May 2026 {CBB}Sentar. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka baxay garabka Mucaaradka isagoo u safray Gaalkacyo si uu ugu qaybgalo ololaha doorashada...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe