editor
Wasiiro Cusub oo Maanta lagu Dhaariyay Baydhabo iyo Laftagareen oo…
Talaado 4, Feb 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeybgalay Munaasabada Dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Dowladda...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu soo celiyay Xuquuqda iyo Darajada...
Isniin 3, Feb 2025 {CBB} Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray dib ugu soo celiyay dhamaan darajooyinkii...
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo Muqdisho u yimid maalgashi.
Isniin 3, Feb 2025 {CBB} Axmed Xasan Aden Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi ka socday Dowladda Turkiga kuwaas oo...
RW Xamsa oo Kulan la Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada
Axad 02, Feb 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Trump ka codsaday in aanu ciidamadiisa ka...
Sabti 01 Feb , 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka codsaday Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, in aanu ciidamadiisa kala bixin Soomaaliya.
Madaxweynaha oo...
Sawiro;-Madaxweyne Lafatagareen oo Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed.
Sabti 01 Feb , 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga...
SSC-Khaatumo oo guul sheegatay iyo Somaliland oo maxaabiis soo bandhigtay.
Sabti 01 Feb , 2025 {CBB} Ciidamada SSC Khaatumo ayaa ku dhawaaqay guul muhiim ah kaddib dagaal culus oo ay ciidamada Somaliland la galeen oo...
Madaxwayne Xasan Sheikh oo ka hadlay waxa ay ka filayaan Trump...
Sabti 01 Feb , 2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale adkeeyey sida uu uga go’an yahay ciribtirka Al-Shabab, isaga oo carrabka...
Ilhaan Cumar oo weerarkii ugu horreeyay ee siyaadeed ku qaaday Donald...
Sabtii 25,Jan 2025 {CBB}Ilhaan Cumar oo laga so doortay gobolka Minnesota ayaa markale dib u bilowday mucaaradnimo ka dhan ah madaxweynaha cusub ee Mareykanka...
Guluf ka dhan ah kooxda AS oo markale dib ugu biloday...
Sabtii 25,Jan 2025 {CBB}Dagaalka lagula jiro kooxda AS ayaa markale dib ugu bilwday gobolka Hiiraan iyadoo markaan loo gudbi doono galbeedka Gobolka oo ay...













