editor
Maxay tahy eedeynta ay Koonfur Galbeed u jeedisay Dowladda Turkiga?
Axad 29 March 2026 {CBB} War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay walaac xooggan oo ku saabsan adeegsiga ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Soomaaliya oo shaqaalaha Dowladda u tababareysa sidii ay uga hortagi lahaayeen...
Axad 29 March 2026 {CBB}Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay barnaamij tababar loogu talagalay...
Ciidanka xooga dalka oo howlgal kadhan AS ka fuliyey deegaan hoos...
Axad 29 March 2026 {CBB}Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda oo kashanaya kuwa deegaanka iyo AS oo ka...
Midowga Afrika oo war ka soo saarey Xaaladda Baydhabo iyo deegaannada...
Axad 29 March 2026 {CBB}War-saxaafadeed uu saarey Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayuu uga hadlay dhaqdhaqaaqyada ka socda deegaannada Koofur Galbeed ee...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo sheegay in shaqo adag uu...
Axad 29 March 2026 {CBB}
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maanta xilka la wareegay ayaa sheegay in shaqo adag...
Shiinaha oo walaac horleh giliyay Sirdoonka Mareykanka.
Axad 29 March 2026 {CBB} Sirdoonka Mareykanka ayaa wajahaya walaac horleh oo ay ka qabaan inuu Shiinaha dedejiyo duullaan uu ku qaadayo jasiiradda Taiwan, isagoo...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Hambalyo u diray Hoggaanka KGS.
Sabtii 28 March 2026 {CBB}Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...
Lafta gareen oo markale loo doortay MW KGS iyo weerar uu...
Sabtii 28 March 2026 {CBB}Muddo 24 saac gudahooda ayaa magaalada Baydhabo lagu doortay Hoggaanka sare ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed oo wajahaya cadaadis uga...
Lafta gareen oo la guddoonsiiyay shahaadada Musharaximada ee MW KGS.
Sabtii 28 March 2026 {CBB}Maamulka Cabdicasiis Laftagareen ee Koonfur Galbeed ayaa si degdeg ah ku wada doorashada madaxda maamulkaasi, iyada oo isla maanta oo...
Dr Cali Siciid Faqi oo dib ugu guulaystay Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur...
Sabtii 28 March 2026 {CBB}Baarlamaanka cusub ee maanta lagu dhaariyay Magaalada Baydhabo ayaa doortay Guddoomiyahooda cusub oo dib ugu guulaystay Danjire Cali Siciid Faqi,...













