editor
Trump oo caqabad kala kulmay fulinta weerarka ka dhanka ah Iiraan
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dib uga laabanayo qorshihiisa la xiriira fulinta weerar culus oo ka...
Guddiyada Madaxabannaan ee dib u eegista Dastuurka KMG ah oo maanta...
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Guddiga Madaxabannaan ee Dib u eegista Dastuurka ayaa maanta wareejinaya saddexda cutub ee ugu dambeeya Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka...
DFS iyo Beesha Caalamka oo ka wada tashanaya xaaladda dalka
Isniin 23 Feb 2026 {CBB}Sida ay sheegayaan wararka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay kulan muhiim ah la yeelato wakiillada beesha caalamka,...
Abiy Axmed: “Waxaan dhisnay ciidan la dagaallama argagixisada Soomaaliya”
Isniin 23 Feb 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa sheegay in Itoobiya ay dhistay ciidan la dagaallama “argagixisada Bariga Afrika.”
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu hadalkan ka sheegay...
Iiraan oo sheegtay in aysan marnaba ka tanaasuli doonnin Barnaamijkeeda Nukliyeerka
Isniin 23 Feb 2026 {CBB}Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in aysan marna ka tanaasuli doonnin Barnaamijkeeda Nukliyeerka kaddib markii Maraykanka uu culays ku saaray Xukuumadda...
Maraykanka oo billaabay in uu ciidankiisa kala baxo Suuriya
Isniin 23 Feb 2026 {CBB}Maraykanka ayaa la sheegay in uu ciidankiisa kala baxay qaybo kamid ah Suuriya gaar ahaan Saldhigga Kasrak ee ku yaalla...
Madaxda Dowladda Federaalka oo kulamo gaar ah kawada Muqdisho.
Isniin 23 Feb 2026 {CBB} Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa kulamo gar gaar ah kawada Magaalada Muqdisho si ay uga arrinsadaan qodobada...
Turkiga oo Xaqiijiyay mowqifkiisa Somaliland.
Isniin 23 Feb 2026 {CBB} Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Turkiga waxay halkan si rasmi ah ugu caddaynaysaa mowqifka Dowladda Turkiga ee ku saabsan horumarka...
Wasiir Daahir Shire “Isha keliya ee Rajada Soomaaliya ay qabto waa...
Axad 22 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa sheegay in Rajada keliya ay Soomaaliya qabto ay...
Wadahadalka Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo goordhow ka furmaya Villa Somalia
Axad 22 Feb 2026 {CBB}Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya goordhaw gaaray xubnaha Mucaaradka ee Dowladda Federaalka ay wadahadlayaan iyada oo maanta diiradda la saarayo qodobo ay...













