editor
Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo Muqdisho kawada kulamo gaargaar ah
Arbaco 11 Feb 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaargaar ah oo Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka ah ay wadaan si dhinac weliba...
Soomaaliya & Turkiga oo ku heshiiyay in ay iska kaashadaan Isgaarsiinta...
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya & Turkiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dhinaca Isgaarsiinta Elektarooniga, Khibradaha & adkaynta...
Indonesia oo ku dhawaad10 kun oo Askari u diraysa Magaalada Gaza
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Dowladda Indonesia ayaa la sheegay in ay ciidamo u dhaxeeya 5 kun ilaa 8 kun ay u dirayso Magaalada Gaza...
Wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Puntland & Jubbaland oo Muqdisho kusoo...
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Sida ay ku warrameen ilo kala duwan, Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Muqdisho ku toogatay Rag lagu eedeeyay...
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka Magaalada Muqdisho ku toogatay labo Nin oo ku eedeysan in ay horay u dileen...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay shilka diyaaradeed ee ka...
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay shilka diyaaradeed ee maanta ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga...
55 ruux oo ka badbaaday diyaarad ku dhacday meel u dhow...
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Diyaarad rakaab oo ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo, ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada...
MD Deni oo soo gaarey magaalada Muqdisho
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha kala duwan ee dowladda...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaarey magaalada Muqdisho
Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa manta muddo 18 bilood ka dib ah soo gaarey magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin ka...
Maxay ku heshiiyeen Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya & Sacuudiga?
Isniin 9 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi ayaa dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan kala saxiixday...













