Monday, March 2, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2403 POSTS 0 COMMENTS

Dhalinyarada Baydhabo Oo loo tababarey wax Ka qabashada Isbedelka Cimilada

0
khamis, 25 Sep 2025 {CBB}Tababarkan ayaa diiradda lagu saarayay sidii dhallinyarada iyo haweenka loogu dhiirrigelin lahaa doorkooda ka-qaybgalka arrimaha deegaanka, ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah...

Ruben Amorim Oo Cadaadiska ku sii Kordhay

0
khamis, 25 Sep 2025 {CBB} Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa cadaadis weyn kala kulmaya garoonka Old Trafford, waxaana durba soo baxay musharax doonaya booskiisa. Kooxda...

Madaxweyne Xasan Sheekh walwal maku haysaa in markale dib loogu noqda...

0
khamis, 25 Sep 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dareenkiisa ku aadan in markale dib loogu...

Booliiska Soomaaliya oo war ka soo saarey dhacdadii Saldhiga Warta Nabadda?

0
khamis, 25 Sep 2025 {CBB}Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dhacdadii Saldhiga Warta Nabadda ee dhexmartay Ciidamada Amniga iyo Askarta...

Duqa Muqdisho oo digniin u diray Xubnaha Mucaaradka?

0
khamis, 25 Sep 2025 {CBB} Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa, Dr Xasan Mungaab ayaa ka digay dhaqdhaqaaqyada ay xubnaha Mucaaradka ka wadaan Magaalada Muqdisho iyo...

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay...

0
khamis, 25 Sep 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku dhexmaray gudaha magaalada Muqdisho...

Taliyihii Daacish ay ku dishay Qaraxa oo maanta lagu aasayo Magaalada...

0
Arbaco, Sep 24, 2025 {CBB}Maamulka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameynaya Gen Axmed Cabdi Cali (Qalyare), Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madax ka tirsan dowladda...

0
Arbaco, Sep 24, 2025 {CBB}Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee...

Maxay ka wadahadleen Soomaaliya iyo Baxrayn?.

0
Arbaco, Sep 24, 2025 {CBB}Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa kula kulmay magaalada New York dhiggiisa dalka Baxrayn Dr....

Cole Palmer Oo Jebiyay Rikoodh Uu Neymar Dhigay 14 Sano Ka...

0
Arbaco, Sep 24, 2025 {CBB}Xiddiga Chelsea, Cole Palmer, ayaa sameeyay taariikh kadib bandhiggiisii Ballon d’Or ee sanadkan, isagoo kaalinta toddobaad kaga dhammeystay tartanka abaalmarinta...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe