Home WARARKA MAANTA Sacuudiga oo billaabay inuu quudiyo Wadamada khaliijka oo ay Saameeyeen Dagaalka Bariga...

Sacuudiga oo billaabay inuu quudiyo Wadamada khaliijka oo ay Saameeyeen Dagaalka Bariga dhaxe.

1
0

Arbaco18 March 2026 {CBB} Sacuudiga ayaa billaabay inuu quudiyo dalalka khaliijka, iyadoo hadda gaadiid badan ay ka gudbayaan xadka Sacuudiga iyo Kuwait , halkaa oo Kuwait lagu gaarsiinayo cunto, dawooyin iyo waxyaabo kale, ka dib markii uu xirmay marinka Hormuz.

Badeecadaha gaaraya dalalka khaliijka ayaa ka deggaya dekedaha Sacuudiga ee badda cas, taa oo mar kale sare u qaadaysa muhiimada badda cas oo hadda noqotay goobta kaliya ee ay wax usoo maraan dalalka khaliijka.

Waa isbeddelka dunidan, dalalka hodonka ahaa ee khaliijka waxay raadinayaan raashin ay cunaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here