Isniin 1, June 2026 {CBB}Warar aan helnay ayaa sheegaayo in $20 Million oo doollar maalinta biri ah loo fasixi doonaa Dowladda Federaalka Soomaaliya maalinta bari ah oo loogu tala-galay Abaaraha Somalia.
Lacagtan waxaa bixinaya Bankiga Aduunka,balse mucaaradka iyo dadka indha indheeya Siyaasadda Somalia ayaa welwel kaqaba in lacagtaan wado qaldan loo isticmaalo, ama jeeb qaldan ku dhacdo.








